10 C
New York
Sunday, May 9, 2021

Askari Muqdisho ku dilay Darawal Mooto Bajaaj

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda ayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Hodan waxaa uu Maanta ku dilay Mid kamid ah wadayaasha ku Shaqeysta Mooto...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo laba todobaad kadib Maanta kulmaya

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maaanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Ajandayaasha Kulanka...

SAWIRRO: Muwadin Somaliyed ayan ahay “ laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Pasaporkii Deegaankeenii ayay noogu...

Muwadin Somaliyed ayan ahay “ laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Pasaporkii Deegaankeenii ayay noogu keentay, Taliye Koofi iyo dhalinyarada shaqada wado waan u mahad celineynaa. Hay’ada...

Maxaa looga hadlayaa kulanka gaarka ah oo ay yeelanayaan Dowlad Goboleedyada?

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa in Gelinka dambe ee Maanta uu shir gaar ah uga furmo Madaxda Dowlad Goboleedyada kajira...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Guul Caalami ah gaartay

Dowladda Soomaaliya ayaa horumar ballaaran ka sameysay xaqiijinta himilooyinka ku dhIgan hannaan howleedka loo yaqaan SENDAI (Sendai Framework for Disaster Risk Reduction). Si loo yareeyo...

DHAGEYSO: Deni oo sheegay in la dhisayo dekad ay ku baxeyso $180 Milyan

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo ku qaabilay Isimada Gobolka Mudug iyo Guddiga dhismaha Dekadda Garacad oo Madaxweynaha warbixin ka...

XOG: Xildhibaano loogu Hanjabay ineysan Kuraasta ku soo laaban doonin haddii aysan ka Jawaabin...

Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegeysa in laba kamid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka ay Xildhibaanada laga soo doortay degaanada ay maamulaan ugu...

Faah Faahin:-Koox Hubeysan Oo Dil Ka Fulisay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa saacadihii lasoo dhaafay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Taliska Ciidanka Dowladda Federaalka waxaa ay ku dileen gudaha Degmada Dharkeenley ee...

Faah faahin: Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa waxaa la sheegay inay Maanta Isgoyska Bakaaraha ee degmada howl-wadaag ee gobolkan Banaadir ku dileen Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliya. Goobjoogayaal...

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah ay kulan ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho,kaas...