25.2 C
New York
Sunday, August 1, 2021
Fb Img 1523090187892

Akhriso Magacyada Xubnaha Ku Matalaya Jawaari Wada Hadallada Maanta!!

Warar aan hadda ka heleyno xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegaya in afhayeenka baarlamaanka Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari uu diyaariyay xubnaha kaga qeyb galaya wadahadalka. Xildhibaanadan...
Far 696x464

Farmaajo Oo La Kulmay Taliyayaasha Ciidanka Iyo Waxa Dhabta Ah Ee Uu Kala Hadlay

Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Max'ed Cabdullahi Farmaajo ayaa la kulmay qaar kamid ah taliyayaasha ciidanka kala geddisan ee xoogga dalka. Farmaajo ayaa taliyayaashaMilatariga, Booliska, Nabad Sugida...
2018466365861712452936671024x576 371951

AKHRISO Magacyada 8 Hoggaamiye Alshabaab Oo Lacago Waalli Ah La Duldhigay!!

Booliska dalka Kenya ayaa Khamiistii lasoo dhaafay dul dhigay lacago abaal gudĀ  ah qaar kamid ah saraakiisha kooxda Shabaab ee qaarkood lagu eedeyay in...
Taabid

Gudoomiye Thaabit oo si Kulul Ugu hadlay Xaaladda Somalia!!

Taabit Cabdi Maxamed oo ka hadlay dagaalada, qaraxyada iyo wadooyinka xiran ee Muqdisho. Guodoomiyahii Hore Gobalka Benaadir ahaana Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed...
Madaxda Hirshabeele

‘Mooshin ka Dhan Ah Maxda Hirshabelle oo la diyaarshay Xogmiima!

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in la diyaariyay mooshino kala duwan oo ka dhan ah madaxweynaha Hirshabelle iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi. Xildhibaano katirsan baarlamaanka...
Salmaan 620x330

Salmaan Khaan oo lagu xukumay 5 Sano oo xabsi ah!

Jilaaga Bollywood-ka Dalka Hindiya Salmaan Khan ayaa lagu xukumay shan sano oo xabsi ah kaddib markii lagu helay dambi ah in uu dilay Deero...
Jawaari E1420605690467

Jawaarri & Mahad Cawad Oo Si Nabad Ah Uga Baxay Xarunta Golaha Shacabka

Guddoomiye Jawaari iyo Mahad Cawad oo ay galbinayaan AMISOM ayaa goor dhow ka baxay xarunta Golaha Shacabka, waxaa haatan ay shir kula leeyihiin xarunta...
Wasiiro 640x360 (1)

Waa Kuwee Xildhibaannada Loo Oggolaaday In Ay Hubkooda La Galaan Gudaha Aqalka Baarlamaanka

Sida ay sheegayaan warar aan ka heleyno aagga xarunta Baarlamaanka, qaar kamid ah xildhibaannada qaranka ayaa loo oggolaaday in ay gudaha ula galaan hubka...
Img 4e283f B1913f D8c24e A191ba D2f851 A485a6

Shirkadda DP World Oo Soo Bandhigtay Jagooyin Ka Banaan Iyo Cid Kasta Oo Codsan...

Shirkadda DP World oo kamid ah shirkadaha ugu caansan dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay gudaha Soomaaliya, islamarkaana laga mamnuucay ka howl galidda Soomaaliya ayaa...