10 C
New York
Sunday, May 9, 2021

Dowlado Ajanabi ah oo ku lug yeeshay fashilka shirka Dh/mareeb

Iyada oo xalay uu natiijo la’an kusoo dhamaaday shirkii Magaalada Dhuusamareeb uga socday Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir ayaa fashilka shirka waxaa dowladda...

SAWIRRO: Maxay ka wada-hadleen A/Madoobe, Cabdi Xaashi & midowga musharraxiinta?

Faah faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan xalay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ku dhex-maray xubno ka tirsan Midowga Musharraxiinta,...

Senator Qodax oo is-casilay kadib arrin uu ka waayay DF

Senator Mustaf Maxamuud Qodax oo ka tirsanaa Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa goordhoweyd oo caawa shaaciyey  inuu iska casiley xilkaas, isagoona eedeymo u...

Midowga Musharixiinta oo Maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in Midowga Musharixiinta Madaxweynaha oo ay kamid yihiin Madaxweynayaashii hore ee dalka ee Sheekh Shariif & Xasan...

Muxuu yahay Ujeedka Wafdiga Mareynkanka ee Qarsoodiga ku Yimid Muqdisho?

Ku-simaha Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Christopher Miller ayaa shalay booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay Soomaaliya, tani oo ah booqashadii ugu horeysay ee...

Trump oo diyaariyay qorshaha uu Askartiisa uga saaraya Afgaanistaan, Ciraaq & Soomaaliya.

Sida uu daabacay Wargeyska New York Times, Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qorsheynaya in uu la baxo Askarta ka joogta Dalalka Afgaanistaan, Ciraaq &...
Doorasho 1132x670

Murashaxiin badan oo tabartooda reebi doonta doorashooyinka baarlamaanka

Kadib heshiiskii ay wada gaareen madaxda maamul goboleedyada iyo madaxda dowladda federaalka waxaa soo shaac baxday qeyla dhaan ku aadan heshiiska laga gaaray doorashooyinka...

Xasan Sheekh oo ka digay ‘qorshe ay DF ka damacsan tahay’ xildhibaanada cusub

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay qorshe uu sheegay in xukuumadda hadda jirta ay damacsan tahay oo ku aadan xildhibaanada...

FIIRSO: Muqdisho Qoyska reer Imaam gogol ay dhigeen oo loogu hadlay muran taagna?

MAHAAN HOOSE KA FIIRSO https://youtu.be/jWTlqJa0xgI  

XOG: Cali Mahdi oo si La Yaab leh uga falceliyay Dalab uga Yimid R/wasaaraha...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi ayaa ogolaaday dalab uga yimid Ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Roobe oo shalay helay kalsoonida Xildhibaanada...