10.5 C
New York
Sunday, May 9, 2021

Mahad Salaad oo shaaciyey in la billaabay qorshe lagu fashilinayo heshiiska MUQDISHO

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiiskii dhawaan lagu gaaray magaalada Muqdisho ee ciidamada Badbaado Qaran looga saaray, kaasi...

Publications are numerous plans, Hence if you’re unsure to create your guide you can...

The very first point you must do if you wish to compose an extremely remarkable article is always to develop a great opening. Opening...

Wasiir si weyn u soo dhoweeyay talaaba uu qaaday BFS

Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Inj.Cabdullaahi Cali Xasan,ayaa soo dhoweeyay go'aanka Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Mohamed Cabdullahi Farmaajo iyo...

Farmaajo oo u muuqda inuu ku adkeysanayo qodobadii burburiyey shirarkii hore

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu dambeyn u hoggaansamay cadaadiska ka dhashay dagaalka ka dhanka ahaa muddo kordhinta ee...

Xaafadaha ku dhow madaxtooyada Soomaliya oo Barakac ka bilowday

Dad horleh ayaa ka barakacay Xaafado ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaas oo ka  cabsi qaba inay dushooda ku dagaalamaan Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo...

Mareykanka oo walaac ka muujiyay xaaladaha ka taagan Muqdisho

Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay si aad ah uga walaacsan tahay  rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho, iyaga oo ugu baaqay dhammaan...

Dhaqtar Caan ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa Barqanimadii maanta waxaa ay Xaafada Albaraka ee degmada Hodan ku dileen Dr Xasan Cismaan Ciise Dr Buurane, oo ahaa dhakhtar ku...

UK oo ku baaqday in la sii waddo wadahallada si loo dhameeyo khilaafka doorashada...

Safiirka cusub ee dowladda UK  u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster ayaa kulan la qaadatay xubno ka mid ah Midowga Musharaxiinta, waxaana ay kala hadashay...

SAWIRRO: Wararkii ugu dambeeyay qaraxa ka dhacay Mudisho

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax Gaari oo ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin Isgoyska sayidka ee...

GORFAYNTA GACAL IYO GAYAAN W/Q: Muxyadiin Xuseen Ciid

GORFAYNTA GACAL IYO GAYAAN W/Q: Muxyadiin Xuseen Ciid 06/02/2021 Waa buug uu qoray Qoraa ahna hal-abuur Xasan Cabdulle Calasoow (Shiribmaal), caddadka buuggu waa 281. Sida ka muuqata...