10.5 C
New York
Sunday, May 9, 2021

Wasiir si weyn u soo dhoweeyay talaaba uu qaaday BFS

Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Inj.Cabdullaahi Cali Xasan,ayaa soo dhoweeyay go'aanka Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Mohamed Cabdullahi Farmaajo iyo...

Xildhibaan Idiris Dhaqtar” Farmaajo waa lagaa raayaye is casil”

Xildhibaan Idiris Dhaqtar oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa sheegay in dalka Soomaaliya xilligaan aysan lahey mas’uul u damqanay, isla markaana qof walba...

Ciidamada NISA oo howlgal culus fuliyay

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen degaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka...

Wararkii ugu dambeeyay kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka

Golaha Shacabka ayaa goordhow shir uga furmaya xarunta Villa Hargeysa, iyadoo lagu wado inay baabi’iyaan ama ka laabtaan muddo kororsigii labada sano ee dhaliyay...

Danjire Tarsan: “Afartii sano waa dhammaatay ee Xilka ku wareeji Baarlamaanka”.

Danjiraha Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed-nuur Tarsan oo bartiisa Facebook soo dhigay muuqaal uu iska soo duubay isla markaana uu uga hadlay Xaaladda Siyaasadeed...

Caasimadda Hirshabeelle oo Go’doon gashay

Wararka aan ka heleyno deegaano hoostega Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in habeenkii xalay aheyd uu halkaas fatahaad ka...

NEW York Times oo Xog Xasaasi ah ka qortay MD Farmaajo

Wargeyska New York Times ayaa warbixin xasaasi ah ka qoray sababta uu madaxweyne Farmaajo isaga dhiibay baasaboorka Mareykanka, inuu hadda ka hor qaatay baasaboorka...

Dhambaalka Madaxweynaha ee Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda meel kasta oo ay joogaan. Shaqaalaha Soomaaliyeed waxaan uga mahad-celinaynaa...

Puntland oo si cad u diiday ka qeyb galka shirka Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Jubaland, Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, oo ka qeyb galay barnaamijka doodda Jimcada ee BBC-da ayaa caddeeyay in dhankooda aysan qorshaha...

C/wali Gaas oo taageero u muujiyay ciidanka ka diiday muddo kordhinta ee Muqdisho qabsaday

Ra’iisul wasaarihii hore ee  Soomaaliya sidoo kalena soo noqday Madaxweynihiii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...