10 C
New York
Sunday, May 9, 2021

Shaaciye.com oo helay Sawirada Ciidamadii Puntland looga dilay Dagaalkii Af-urur

Iyadoo Shalay Dagaal aad u Culus uu Degaanka Af-urur ku dhexmaray Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland iyo Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa Warbaahinta waxaa ay heshay qeyb...

Akhriso:-Taliye Ku-xigeenka Nabadsugida Gobolka Banaadir oo La Magacaabay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa magacaabay taliye ku xigeenka Nabadsugida iyo sirdoonka qaranka  Soomaliyeed ee Gobolka Banaadir. Taliye ku xigeenka Hay’adda...

In kabadan 50 qof oo ku dhintay Dagaalkii Gobalka Bari ee Puntland

Sida ay daabacday Idaacadda VOA-da laanta afka Soomaaliga dagaalkii ka socday Gobalka Bare ee Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhintay ugu...

War Deg Deg ah:- Koox Hubeysan oo Goor dhow Axmed Deey Barre ku...

Dableey Bastoolado wadatay ayaa Gabal-dhicii Galabta ku dishay Degmada Yaaqshiid gaar ahaan Meel u dhow Hotelka Gurguurte Hal Ruux oo rayid ah mid kalena...
Baardheere

Isgaarsiinta Baardheere oo maanta Hawada ka maqan

Waxaa maanta ka maqan Hawada Isgaarsiintii Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo sida wararka nagu soo gaarayaan. Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo...

Faah Faahin ka soo baxaysa Qarax Garoonka Jowhar lagula eegtay Gaari Cabdi Bile ah.

Wararka ka imaanaya Garoonka diyaaradaha ee Magaalada jowhar ee Xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Sheegaya in Qarax miino uu ka dhacay Magaaladaasi. Qaraxan ayaa ahaa...

Al-shabaab oo Gubay Tuulada Busleey ee Gobolka Shabellaha Hoose

Wararka ka imaanaya Tuulada Busleey oo hoostagta Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Dab qabadsiiyeen Tuuladaasi. Goobjoogeyaal ku sugan...

Sawirro: Madaxweynaha oo Safiirka Canada warqadaha aqoonsiga kaga gudoomay Garoonka Diyaaradaha

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalin ka hor waxaa uu garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho waraaqaha aqoonsiga kaga guddoomay Safiirka cusub...
Afguduud

Madaxa Xiriirka Booliska iyo Kuwa Maamul Gobaleedyada Oo La Magacaabay

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen.Saacid ayaa S/Guuto Abdirisaaq Afgadud u magacaabay taliyaha isku dhafka ciidamada Booliiska Soomaaliyeed iyo xiriirka maamul goboleedyada. Taliye Abdirisaq Afgaduud waxaa...

Xog laga Helaayo Dagaalka Duleedka Boosaaso iyo Shabaab “sheegtay in Ciidamo badan ku...

Dagaalka ka socda deegaanka af-urur ee dhaca duleedka Magaalada Boosaaso oo u dhaxeeyo cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland iyo Alshabaab ayaa waxaa guulo ka...