10 C
New York
Sunday, May 9, 2021

DFS oo sheegtay in maraakiib si sharci darro ah uga kalluumeysteen Xeebaha Somalia

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in maraakiib wadata Calanka Dowladda  Iran ay sharci daro ah uga kaluumeysanayaan Badda Soomaaliya. War qoraal ah ka...

Ciidamada C/rashiid Janan oo la sheegay inay hubkooda Iibsanayaan

Siyaasiyiinta iyo Saraakiisha Ammaanka Magaalada Mandheera ayaa ka deyriyay Hub lagu iibiyo Gudaha Magaalada oo ay ku eedeeyeen in Ciidamada uu wato Cabdirashiid Janan...

Madaxdii hore oo la kulmay Madaxweynaha Hirshabeelle

Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Madaxweynihi hore ee Dalka mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynihi hore mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay...

Fatahaada Wabiga Shabeelle oo Go’doomiyay degaano hoostaga Jowhar

Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa uu fatahaad ka sameeyay degaano hoostaga Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle, kaas oo saameeyay...

XOG: Qorshe Baarlamaanka loogu horgeynayo mudo kordhinta DF oo socda

Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in guddoonka golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay doonayaan iney kedis uga dhigaan Xildhibaanada golaha ansixinta sharci...

Maamulka K/Galbeed & Culimada oo ka shiray falkii ka dhacday Baydhabo

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) iyo Wasiir Ku-xigeen Wasaarada Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Barre Aadan...

Cabdiweli Gaas oo laba Arrin ka dalbaday Ra’iisul Wasaaraha Cusub

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya  Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha cusub Maxamed Xuseen Rooble uu wakhti yar haysto, sidaas...

DHAGEYSO: Xasan Sheekh oo sheegay in Dowadda Madaxweyne Farmaajo guul dareysatay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay qorshihii dowladda Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo...

Faah faahino laga helayo dil arxan-daro ah oo ka dhacay Muqdisho & baaritaan socda

Wiil dhalinyaro oo kamid ahaa dadka deegaanka degmada Dharkeenley ee Gobolkaan Banaadir ayaa  habeenkii xalay aheyd rag ku hubeysnaa Bastoolad waxaa ay ku dileen...

Wasiir Cawa” Kenya waa dalka noogu muhiimsan dalalka deriska”

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa Kenya ku tilmaamay in ay tahay dalka ugu muhiimsan dalalka deriska...