10 C
New York
Sunday, May 9, 2021
Home WARARKA MAANTA

WARARKA MAANTA

      Shariif Sheekh oo ku baaqay dowladda in ay wax ka qabato dhibaatada ka taagan...

      Xisbiga Himilo Qaran ayaa utacsiyadeeyay, garab istaagna u muujiyay waalidka carruurtii maanta ku geeriyootay daadadka roobkii ka da’ay magaalada Muqdisho. Madaxweynihii hore ee dalka ahna...

      Maxkamadeynta rag loo heysto dilka Guddoomiyihii degmada Hodan oo mar kale bilaabatay

      Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa Maanta ay mar kale bilaawday dhageysiga kiiska dilka ahaa ee horaantii Bishii Janaayo ee sanankan 2021...

      Mahad Salaad oo shaaciyey in la billaabay qorshe lagu fashilinayo heshiiska MUQDISHO

      Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiiskii dhawaan lagu gaaray magaalada Muqdisho ee ciidamada Badbaado Qaran looga saaray, kaasi...

      DF oo war kasoo saartay kiiska badda kadib markii ay soo celisay xiriirka Kenya

      Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan wax shaqo ah isku laheyn kiiska dacwadda badda Soomaaliya ee yaalla Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) iyo...

      Waa kuma ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika usoo magacaabay Soomaaliya?

      Madaxweynaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa u magacaabay madaxwaynihii hore ee dalka Ghana, John Dramani Mahama inuu noqdo ergayga gaarka ah ee...

      Ciidamada Badbaado Qaran oo ka baxay Muqdisho

      Boqolaal Askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee la baxay Badbaado Qaran kuna guuleystay in ay ka hortagaan muddo kororsigii sharci darada...

      Hirshabeelle oo xabad joojin kala dhexdhigay beelo ku dagaalamayay Baledweyne

      kusimaha madaxweynaha ahna madaxweyne kuxigeenka dowaldda hir-shabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar dabageed oo saaki kubaxay deganaada dabeeyl iyo baladu-amin  ayaa ku guuleeystay inu xabad...

      Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Puntland Madax ka tirsan QM?

      Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee degaannada Puntland Guy Griffin. Kulanka...

      Madaxweynaha Galmudug Oo Ka Hadlay Heshiiskii Galabta Lagu Gaaray Muqdisho

      Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa soo dhaweeyey go’aanadii kasoo baxay guddigii farsamada ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u xilsaaray...

      Xasan Sheikh oo taageeray dadaalada RW Rooble

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in la garab istaago Ra’iisul Wasaaraha Xakuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, si loo hirgeliyo...