Culeys ka jira sameynta Baasaboorka Soomaaliya & Shacab badan ka cabanay

Qaar kamid ah bulshada Somaaliyeed oo doonayay in ay sameystaan baasaboorka Soomaaliga ah ayaa ka cabanaya hakad kuyimid mudo kudhaw bil bixinta baasaboorka .

Dadkaan oo fadhiyay meel kudhaw irida laga galo Hayadda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya oo bixisa baasaboorka Soomaliga ah ayaa waxa ay sheegeen in marar badan labalamiyay walina aysan helin wax bixin  baasaboor ah.

waxa ay intaa kudareen  qaarkood in ay donaayaan in ay dad xanuunsan ay u qadaan caafimaad dibadda ah balse in ay wayeen qof kamid ah madaxda xarunta oo jawaab kasiiya waxyaabaha hakad galiyay bixinta baasaboorka .