DEG DEG+AKHRISO: Guddoonka Golaha shacabka oo war cusub ka soo saaray Guddiga Maaliyadda amarna la siiyay

Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayeey Guddoonka Goluhu ku go’aamiyeen in dib-u-habeyn lagu sameeyo Guddiga Maaliyadda, iyada oo Guddiga la faray in Miisaaniyadda 2019 la horkeeno Golaha 30/12/2018 si loogu codeeyo.