DEG DEG: Dagaal culus oo goordhow ka qarxay Gobolka Galgaduud

Wararka naga soo gaarayo deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal culus oo u dhaxeeyo Maleeshiyo beleedyo.

Dagaalka ayaa bilowday Saakay , waxaana ilaa iyo hadda socda dagaal xooggan oo u dhaxeeyo labo Maleeshiyo beeleed.

Waxaa jira Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo dagaalka ka dhashay sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degaanka.