DEG DEG: Qaraxii Labaad oo ka dhacay Muqdisho

Qaraxii Labaad ayaa goordhow ka dhacay Muqdisho,waxaana loo maleynayaa in midkii hore meesha uu ka dhacay kanna uu ka dhacay.

Rasaas goos goos ah ayaa la maqlayaa inkastoo markii Qaraxa labaad uu dhacayay ayay socotay gurmadka dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii koowaad.