AKHRISO: Madaxweynaha Galmudug oo kala diray Golihii deegaanka Cadaado

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa kala diray golahii deegaanka Cadaado.

Waxaa kaloo isla warkaan kasoo baxay xafiiska madaxweyne Xaaf lagu magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada Galmudug.

Halkaan hoose ka akhriso warka qoraalka ah ee kasoo baxay xafiiska madaxweyne Xaaf: