DEG DEG:- Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Dib U Helay Xurriyaddiisa

Waxaa ugu dambeyn xabsiga laga sii daayay siyaasi Cabdiraxmaan cabdishakuur kaas oo dowladda u xirnaa saddexdii maalin ee lasoo dhaafay.

Sida ay sheegayaan warar kala duwan oo aynu helayno siyaasiga waxaa lagu sii daayay dammiin oo uu horey u diiday.

Dhowr sawir ayaa laga qaaday sii deyntiisa, ha yeeshee halkan sawir ayaa ahaa kii ugu horreeyay ee laga qaaday, waxaana iska leh xuquuqdiisa Horn afrik.

Fb Img 1513803450946