XOG:- Taliyaha Xoogga dalka Oo qarka U Saaran In Uu Is Casillo

Sida ay iisheegeen ilo xog ogaal ah dhowaan waxaa iscasilaya Taliyaha Xoogga dalka, Sabab la xiriirta kala qeyb sanaan soo kala dhex gashay Laamaha amaanka Soomaaliya kadib xarigii Siyaasi CabdiRaxmaan CabdiShakuur.

Sida naloo sheegay Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta Taliyaha Xoogga kulan gaar ah kula qaatay Xarunta wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya Si loogu qanciyo in xilka uu sii hayo.

Warkan ayaa kusoo aadaya xilli Taliyaha heyb ahaan yahay Habar gidir ayna is leeyihiin siyaasiga cabdiraxmaan cabdishakuur, ayna taas dhallin karto khilaaf iyo kala geddisnaan siyaasadeed.

Wixii warar ah oo kusaabsan halkan kala soco.