DAAWO:- Shabaab Oo Soo Bandhigay Filim Laga Sameeyay Weerarkii Beled Xaawo

Kooxda Khawaarijta Alshabaab ayaa soo saaray filim cusub oo ay ka diyaariyeen dagaal gaadma ah oo ay ku qaadeen deegaanka Beled Xaawo bartamihii sannadkan.

Kooxda u qaabbilsan arrimaha borobagaandada ee Al Kataa’ib ayaa soo bandhigtay muuqaalka, waxaana uu ka sheekeynayaa sida ay wax u dhaceen maalinkii la weerarray Beled Xaawo.
Haddaba Hoos ka daawo muuqaalka filimkaas.