Sawirro: Duqeyn xalay ka dhacday Shabeellaha hoose

Duqeyn Diyaaradeed ayaa xalay ka dhacday degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha hoose,halkaas oo uusan ka dhalan khasaare nafeed.
Sawirro laga qaaday goobta ayaa muujinaya duqeynta in ay ku dhacday Gaari Hoomey ah oo Khudaar lagu raray iyada oo xilligaas uusan qof ku jirin gudaha Gaariga.
Duqeyntan ma jirto cid sheegatay waxaase sanadkan inkabadan 30 Weerar ka fuliyay gudah Soomaaliya Dowladda Mareykanka.
Daawo Sawirrada:
Dsc00392
Dsc00392
Mubarak1
Mubarak1
Mubarak4
Mubarak4
Mubarak5
Mubarak5
Mubarak6
Mubarak6
Mubarak7
Mubarak7
Mubarak8
Mubarak8

Mubarak9
Mubarak9