Daawo Sawirrada Axmed Madoobe Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Muqdisho

Hoggaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee maagaalada Muqdisho.

Safarka Axmed Madoobe waxaa ku wehliya qaar kamid ah siyaasiyiin, aqoonyahanno, iyo weriyayaal ka tirsan maamulkiisa.

 Haddaba Hoos ka daalaco sawirrada Axmed Madoobe.

24331424 1136208793176808 982175181 N

24205076 1136208813176806 1510159089 N

24337594 1136208809843473 1777623401 N