RASMI:- Isku Aadka Koobka Adduunka Oo La Sameeyay Iyo Sucuudiga Oo Furitaanka Tartankaas Helay

Isku aadka koobka adduunka ee sannadka soo aaddan lagu qaban doono dalka Ruushka ayaa la sameeyay, waana mid kamid ah sanadyadii ugu liitay ee tartankaas.

Xulal waa wayn oo uu kamid yahay Taliyaaniga ayaa ka maqan tartankan, waxaana sidoo kale kasoo muuqday xulal yar yar oo uu Sacuudiga kamid yahay.

Haddaba akhriso isku aadka koobka adduunka ee 2018.

Fb Img 1512144909702

Fb Img 1512144913960