SAWIRRO: Ciidanka Kumaandooska oo gacanta ku dhigay Qaraxyo iyo Hub

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab Xoogga Dalka oo shalay Al-shabaab kala wareegay degaanka Baladul Amiin oo ka tirsan Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa degaankaasi ku qabtay Kartooman la dhex geliyay Qaraxyo iyo Hub ay lahaayeen Shabaab.
Qaraxyada iyo Hubka ay Ciidanka Danab qabteen ayaa ururka Al-shabaab waxa ay ku xareeyeen guri ku yaalla degaanka Baladul Amiin ee Gobalka Shabeelaha Hoose.
Saraakiil ka tirsan ciidanka Danab ee Kumaandooska Soomaaliya ayaa Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida u xaqiijiyay in gacanta lagu dhigay Saddex Kartoon iyo Sanduuq ay ku jiraan Qaraxyo iyo Rasaas oo yaallay guriga.
Sidoo kale Saraakiisha Kumaandooska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in Ciidamada ay gacanta ku dhigeen Telefoono ururka Al-Shabaab ay isticmaali jireen.
Degaanka Baladul Amiin oo hada ay gacanta ku hayaan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa wuxuu hoostagaa degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose.
PHOTOS:- Abdiwahid Ahmed Geddi Isse
2417267110208278257354125342440641n
2417267110208278257354125342440641n
2417416316271665806598363843210913677699107n
2417416316271665806598363843210913677699107n
24203453102082782527940111641859732n
24203453102082782527940111641859732n
2420357210208278251673983814821n
2420357210208278251673983814821n
24203644102082782551540702011139285n
24203644102082782551540702011139285n
2420393910208278252674008693738770n
2420393910208278252674008693738770n
24204705102082782511939711660668020n
24204705102082782511939711660668020n
2420513610208278252914014234466907n
2420513610208278252914014234466907n
2425178410208278257834137359385384n
2425178410208278257834137359385384n
2425180910208278252153995403309694n
2425180910208278252153995403309694n
24251844102082782581141441522897527n
24251844102082782581141441522897527n
24251860102082782540340421076944135n
24251860102082782540340421076944135n
24257795102082782536340321447502722n
24257795102082782536340321447502722n

2427302710208278251513979669058222n
2427302710208278251513979669058222n