Sawirro: Maxaa ka Jira Wararka Sheegaya in la Xaliyay Khilaafka Hogaanka Iyo Xildhibaanada Galmudug?

Ra’isal wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, oo kulan la qaatay gudi ka socda Xildhibaanada Dowlad gobaleedka Galmudug.
Xildhibaanada Galmudug ayaa kulamo, is daba joog ah Maalmahii ugu danbeeyay ‘ la qaadanayay Madaxda ugu sareeysa Dowladda Fedaraalka Somalia, ka dib qilaafkii soo kala dhex galay Hogaanka Maamul gobaleedka Galmudug oo lagu howlana sidii xal buuxa loogu gaari lahaay.
Kulamada Xildhibaanada Galmudug , iyo Ra’isal wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa salka ku haaya sidii Xal Siyaasadeed loogu gaari lahaay khilaafka’ Hogaanka ugu sareeya Maamulka Galmudug iyo Xildhibaanada oo arintaasi ku kala qeybsamay , waloow wararka qaar aay sheegayan in inta badan la xaliyay qilaafka Hogaanka Galmudug .
Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug’ ayaa ku kala qeyb samay khilaafkii soo kala dhex galay Maamulka Galmudug iyadoo ugu danbeyn lagu wado in xal buuxa laga gaaro maalmaha fooda nagu soo haaya.
24133418 307067983140881 509535338 N
24133418 307067983140881 509535338 N
24133433 307049236476089 2106415514 N
24133433 307049236476089 2106415514 N
24133537 307049163142763 635373334 N
24133537 307049163142763 635373334 N
24135411 307049156476097 2086777544 N (1)
24135411 307049156476097 2086777544 N (1)
24135411 307049156476097 2086777544 N
24135411 307049156476097 2086777544 N
24135597 307049146476098 705460206 N
24135597 307049146476098 705460206 N
24172365 307067989807547 1441999497 N
24172365 307067989807547 1441999497 N

24204666 307067966474216 1583733260 N
24204666 307067966474216 1583733260 N