Madaxwene Shariif oo biyo qabow ku dhubay Dabinkii uu FARMAAJO la rabay R/W KHEYRE

Farmaajo oo Stress ka qaaday Mowkadaha siyaasadeed ee tan iyo markuu KHEYRE magacaabay la kulmay, ayaa waxaa uu beryahan waday Olole uu kursiga Beesha Hawiye ee KHEYRE ku fadhiyo uu ugu wareejiyo Beesha HIRAAB, si culeyska saaran uga qaadmo.

Hadaba Sheekh Shariif oo ahaa awalba maskaxdii ka dambeysay inaan beesha HIRAAB la siinin Kursiga R/W ayaa la tashi uu la yeeshay R/W KHEYRE u cadeeyey in Beesha ABGAAL ISMAAN aysan marna aqbali doonin in jagada R/W lagu wareejiyo Beelaha HIRAAB.

“hadaad is casisho ama MOSHIN xilka lagaaga qaado ogow ABGAAL ISMAAN marna ma aqbali doono in Jagadaada ay Beel ka mid ah Beelaha HIRAAB qabato ” ayuu Madaxweyne Shariif ka hor cadeeyey R/W KHEYRE