LIVE ula soco ku dhawaaqidda Doorashada Soomaaliland

Waxaa dhawaan lagu dhawaaqi doonaa natiijada doorashada Soomaaliland oo ay horaan kaga dhalatay dood iyo xasarrad siyaasadeed.

Waxaa lasii saadaallinayaa in Muuse Biixi uu noqon doono hoggaamiyaha xiga ee maamulkaas, sida ay sheegayaan saadaallino hor dhac ah oo la siisameeyay.

Horaan ayeey ahayd markii ay xisbiga Waddani ay qaaddaceen doorashada, natiijadeeda hordhaca ahayd awgeed,  balse ciidanka ammaanka ayaa magaalada oo idil lagusoo daadiyay.

LINKIGA hoose guji oo toos uga daawo ku dhawaaqidda natiijada doorashada.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1295526520552509&id=100002855211017