AKHRISO: War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii ka socday Kismaayo

War Murtiyeed ayaa laga soo saaray shirweynihii ayaa looga hadlayay u diyaar garowga tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee dowlad gobolleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir kasoo lagu qaban doono magaalda kismaayo..
Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka socday maamulada iyo dowladda dhexe.
Shirkaan ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.
23658893 1397009777078305 813904885822338615 N
23658893 1397009777078305 813904885822338615 N

23622290 1397009990411617 5063887226706641788 N
23622290 1397009990411617 5063887226706641788 N