Sawirro Waa sidee Xaalada Muqdisho Maanta oo Jimca -aheyd?

Maanta oo ay aheyd maalin Jimco ah ayaa waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan goobaha loo dalxiis tago si aad ah looga dareemayay Damaashaadka Maalinka Jimcaha ah.
Maalin kasta oo Jimca ah shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Muqdisho ayaa waxa ay sameeyaan booqasho ku dhisan farxad iyo in ay isugu yimaadaan goobaha qurxoon, halkaasi oo ay ku nastaan kuna galaan sawirro xusuus ah.
Muqdisho waxaa si gaar ah hada ugu soo badanaya goobaha Waxbarashada oo ay ka mid yihiin Iskuulaadka, Jaamacadaha, goobaha Ganacsiga sida Hoteelada, Xarumaha indha-doogsiga ku wanaagsan iyo goobo kale oo aan la soo koobi karin.
Beerta Nabadda ayaa ka mid ah xarumaha,  dadka isugu yimaadan waxaa isugu yimid dadyow aad u fara badan, kuwaasi oo isugu jira Haween, Dad Da’ah, iyo Caruur heshay fursad mar la arag ah, waxayna u soo baxeen Damaashaadka Jimcaha.
Beerta 3 1 681x454
Beerta 3 1 681×454
Beerta 14
Beerta 14
Dsc 0002
Dsc 0002
Dsc 0003
Dsc 0003
Dsc 0006
Dsc 0006
Dsc 0007
Dsc 0007
Dsc 0008
Dsc 0008

Dsc 0010
Dsc 0010