DEG DEG:- Mas’uul Caan Ah Oo Hadda Is Casillay

Afhayeenkii Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa is Casilay, Hada ayuu Warbaahinta kula Hadlayaa muqdisho, wuxuuna sheegay in uu xilkaas ka tagay.

waxaan kuu soo gudbin doonaa Sababta iscasilaadda keentay.