Sawirro:Waxyaabaha Qarxa Iyo Ragii Watay oo Gacanta lagu dhigay Iyo Halkii loo waday oo la ogaaday?

Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Ammaanka dowlad goboleedka Jubbaland ay Gacanta ku dhigeen Rag iyo qaraxyo ay wateen.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada degmada Luuqa ayaa Warbaahinta u soo bandhigeen raggaas oo gaaraya ilaa laba Nin iyo waxyaabaha qarxa oo ay wataan kuwaas oo u badan bambaanooyinka Gacanta laga tuuro.
Howlgal ay ka sameeyeen gudaha degmada Luuq ayay sheegeen Saraakiisha ciidamada Jubbaland in ay ku soo qabteen raggaas kadib xog ay ka heleen Shacabka degmada.
Qarax1
Qarax1

Qarax2
Qarax2