Deg deg Sawirro: Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado ka degay?

Gudiga doorashada Madaxweynaha Galmudug, ayaa maanta ka degay degmada Cadaado oo Xarun KMG u ah Maamulka Galmudug .
Gudiga doorashada Madaxweynaha Galmudug, ayaa sheegay in dhawaan aay gudi geli doonaan howlaha dooroshooyinka, iyaga dhawaan shaacin doono xiliga araajinta musharaxiinta tartamaya la qaban doona.
Xildhibaanadii xilka ka qaaday Xaaf , oo tiro ahaan gaarayay 50 Mudane ayaan dhawaan la kulmay Madaxweynaha Dowladda Fedaralka Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Qaar ka mid ah Xildhibaanada, Maamulka Galmudug oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aay ka go’an tahay in doortaan Madaxweyne Cusub.
23557923 149736245645666 611996089 O
23557923 149736245645666 611996089 O

23557925 149736258978998 1342749329 O
23557925 149736258978998 1342749329 O