Haddii Ay Arrintan Dhacdo Soomaaliland Iyo Puntland Dagaal Dhiig Ku Daata Ayaa Dhexmaraya, Doorashaduna Qalqiil Bay Galeysaa! (Haddaba Waa Maxay Arrinkaas)

Puntland ayaa ku goodisay iney qaadi doonto talaabo milatari hadii Somaliland sanaadiiqda cod bixinta keento gobaladda Sool iyo Sanaag.

Cabdi Cali Qarjab, wasiirka warfaafinta Puntland ayaa sheegay iney dagaal diyaar u yihiin kaas oo qasaaraha ka dhasha ay masuul ka noqon doonto Somaliland waa sidda uu hadalka u yiri.

Dad badan waxey aaminsanyihiin iney Puntland dooneyso iney carqaladeyso hanaanka wanaagsan ee ay ku socdaan doorashooyinka Somaliland, Waxaa la yaab ah in xiliga doorashooyinka uun ay soo baraarugto Puntland inta kalana aaney war u heynin nolasha dadkaan.

Dadka ku nool Sool iyo Sanaag waxey aaminsanyihiin iney maamul ahaan hoos tagaan Somaliland laakiin maamulka Puntland ayaa qabiil ahaan isku xijiya dadkan.

Abdullahi Osman Farah