DEG DEG:-Madoobe Nuunoow Oo Ku Geeriyooday Qarixii Naasa Hablood

Agaasimaha TVga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mucaawiye Muudey ayaa kusoo qoray bartiisa Facebook ga in wasiirkii arrimaha gudaha maamulkaas mudane Madoobe Nuunoow uu ku geeriyooday weerarkii ka dhacay Hotelka Caanka ah ee Naasa Hablood II.

Dhowaan ayeey ahayd markii la raadinayay raq iyo ruux halka uu dhigay,  balse hadda ayaa la xaqiijiyay in uu geeriyooday.

Masuulliyiin katirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku waxyeeloobay qaraxaas, waxaana aan weli la ogeyn masuuliyiinta kale ee goobta kusugnaa iyo waxa ay kusugan yihiin.

AUN Madoobe Nuunoow ayaa kamid ahaa siyaasiyiinta ugu saameynta badnaa maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ha yeeshee Muqdisho ayuu u