Shaaciye.com oo helay Sawirada Ciidamadii Puntland looga dilay Dagaalkii Af-urur

Iyadoo Shalay Dagaal aad u Culus uu Degaanka Af-urur ku dhexmaray Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland iyo Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa Warbaahinta waxaa ay heshay qeyb ka mida Sawirada Ciidamadii iyo Saraakiishii Puntland looga dilay Degaanka Af-urur.