7.2 C
New York
Saturday, December 5, 2020
Nisa 620x264

Hay’adaha ammaanka oo Muqdisho ku qabtay burcad dhac geysan jirtay

Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya oo maalmahan dambe kordhiyay hawlgalada ay ku beegsanayaan burcada dhaca ka geysata magaalada Muqdisho ayaa ku guuleystay inay gacanta...
99250576 Abdirahman

CC Shakuur, Shariif Xasan iyo Cabdikarin Guuleed oo cabsi soo wajahday hadii Muqdisho imadaan

Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in C/raxmaan C/shakuur Warsame Hoggaamiyaha Xisbiga wadajir uu ka baaqday safar madaxdii ka qeyb gashay caleema saarkii...
Gabadha

Gabar 14 jir ah oo la dilay,kadibna Meydkeeda la jar jaray+(Dhacdo kale oo xanuun...

Dilka Gabadhaasi yar ayaa waxa uu ka dhacay xaafada ay Soomaalida ku badan tahay ee Islii Magalada Nairobi dalka Kenya,waxaana gabadha Magaceeda lagu sheegay Ismahaan,isla...
Jubbaland

Jubbaland oo shaacisay inaan shaqada loo joojin doonin cidii shaqo u doonata Dowladda

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay qorshaha dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka waddo gobolka Gedo ee Ciidankii jubbaland...
Images (2)

Maxaad Kala Socotaa Falalka Arxan Darrada Ah Ee Laga Soo Maleego Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha?!

Ra'iisul wasaare Kheyrre ayaa dhowr jeer oo horey balanqaadyo u sameeyay dad tabaalleysan oo uu la kulmay, ha yeeshee dhammaan balanqaadyadaas ma uusan fulin. 14-kii...
Qatar Airways 620x330

Diyaaradda Qatar Airways oo Adeegsanaysa Hawadda Soomaliya

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya ayaa u sheegay post-gazette in 15 duullimaad oo Diyaaradda Qatar airways ah ay adeegsadeen Hawada...
Guled

C/kariin Xuseen Guuleed oo cadeeyay mowqifkiisa sharciga cusub ee doorashooyinka dalka

Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo wasiirkii arimaha gudaha dowladda Soomaaliya, haatana lagu wado inuu noqdo mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad-cad ee u...
Maxresdefault

FIIRSO Mid Kamid Ah Wasiirrada Soomaaliland Oo Weerar Aan Loo Kala Harin Ku Qaaday...

Wasiirka warfaafinta maamulka Soomaaliland Cismaan C/lahi Saxardiid (Cadaani) ayaa weerar kulul ku qaaday laanta af Soomaaliga ee BBC-da. Iyadoo BBC-du ku jirto todobaadkan dabaal daga...
Qaraxa

Faah faahino dheeraad ah oo ka so baxayo qaraxii Muqdisho ka dhacay

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax Ismiidaan ahaay oo Maanta ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya...
Farmajo 1132x670

Qareen Kenyaan Ah Oo Soo-jeediyey In La Mideeyo Soomaaliya Iyo Kenya, Dalkee Ayuu Madaxweynaha...

KARANJA KABAGE oo ah Qareen ka tirsan maxkamadda sare ee Kenya ayaa maanta waxaa uu ku qoray jariidadda afka dheer Daily Nation  inay haboontahay...