21.5 C
New York
Saturday, June 6, 2020

Faah faahin laga helayo Weerar ka dhacay degmada Balcad

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar la sheegay in saaka Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen Fariisin Ciidamo...

DHAGEYSO: Koonfur Galbeed oo Ciidamo u diyaarisay howlgal wado furis ah

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in 1-dii Bishaan Dowladda Federaalka ay kusoo wareejisay Ciidamo ay u tababartay,kuwaas...

Itoobiya oo ka jawaabtay eedeyntii Amnesty International

Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa sheegtay warbixinta ay soo saartay Hay’adda Amnesty International aysan ahayn mid waafaqsan xaaladda uu dalku ku jiro isla-markaana ka...

DHAGEYSO: Ciidamo sheegay inay ka Go’een Puntland oo farriin u diray dowladda Federaalka

Ciidamadan oo ku hubeysan hubka nocyadiisa kala duwan ayaa waxaa ay ku sugan yihiin degaano ka tirsan Gobolka Bari,hayeeshee qeyb kamid ah puntand ay...

DHAGEYSO: Galmudug oo Dowladda Soomaaliya ka dalbatay Gurmad deg deg ah

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in deegaannada Maamulkaas uu kusii faafayo Cudurka Coronavirus,isla markaana dowladda Federaalka looga baahan yahay inay usoo gurmato. Wasiir...

Qaramada Midoobey “Guulaha amni iyo kuwa siyaasadeed ee ay Soomaaliya gaartay halis ayay ku...

Guulaha amni iyo kuwa siyaasadeed oo ay Soomaaliya gaartay sanadihii la soo dhaafay waxay halis ugu jiri karaan dib-u-noqosho haddii aysan tallaabo degdeg ah...

Trump Oo Qaaday Tallaabo Ka Nixisay Hoggaamiyeyaasha Diimaha Dalkaas

Madaxweyna Donald Trump wuxuu xalay isasoo sawiray isagoo kitaabka masiixiyiinta gacanta ku haya, oo hor taagan kaniisadda St John’s Episcopal, oo ka soo horjeedda...

Warqad looga cabanayo Xildhibaan Nuux oo loo gubiyay Madaxda Dowladda Faderaalka Soomaaliya.

Mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee dega gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa qoraal cabasho ka dhan ah xildhibaanka u metela golaha shacabka...

XOG: Musharaxiinta madaxweyne ee Beesha Mudulood oo shir ku leh magaalada Nairobi

Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya waxaa ka socda shir u dhaxeeyo qaar ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya 2020/21,kuwaas oo doonaya iney isbaheysi sameystaan. Musharaxiinta...

Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Dil Iyo Dhaawac Loogu Geystay K/Africa

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in muwaadiniin Soomaaliyeed dil iyo dhaawac loogu geystay gudaha dalka Koonfur Africa iyada oo warar kala...