7.2 C
New York
Saturday, December 5, 2020
201910263705610995682902372324531 2488023281429879 4320311971028140032 O

XOG: Madaxweynayaashii hore ee dalka oo looga yeeray Imaaraadka Carabta+Qorshe cusub

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa looga yeeray dalka isku taga Imaaraadka Carabta,halkaas oo ay kula kulmayaa...
Muqdisho

DEG DEG:- Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Muqdisho

Warbahinta Kooxda Alshabaab ayaa baahisay in kooxdaas ay qarax xooggan la beegsatay ciidan ka tirsan dowladda Soomaaliya oo marayay agagaarka Tarabbuunka ee magaalada Muqdisho. Qaraxa...
J 2

Faah Faahin Kasoo Baxeysa Dil Ka Dhacay Magaalada Jowhar

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska maamulka Hirshabeelle oo saacadihii lasoo dhaafay Wiil dhalinyaro ahaa ku dilay Garoonka kubadda...
Geelle 4

Dowladda waxaan soo qabanay raggii dilay Maxamed Sh. Cali

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in ciidamada amniga ay toogteen rag hubeysan oo baabuurta ka dhex toogta dad...
Screen Shot 2016 06 26 At 12.05.59 Pm 696x499

Kenya Oo Sii Wadeyso Dhismaha Darbiga Ee Xadka Soomaaliya

Taliyaha Ciidamada gobolka waqooyi Bari ee dalka Kenya Mohamud Saleh, ayaa sheegay in Kenya ay sii wadeyso dhisida darbiga Xuduudka ee u dhaxeeya Kenya...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo soo dhoweeyay Talaabo aay qaaday dowladda Somalia?

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa soo dhoweeyay go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ku taageertay xil ka qaadistii Madaxweynihii hore Cali C/llaahi Cosoble. Waxaa...
A Ae

Ciidamada Militariga Itoobiya oo la wareegay xarumaha muhiimka ah ee magaalada Jigjiga

Xaaladda magaalada Jigjiga ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa degan kaddib markii ciidammada militariga Itoobiya ay la wareegeen waddooyinka magaalada Jigjiga iyo guud ahaan goobaha Muhiimka...
Images (2)

FIIRSO: Guurkii magaalada Jig jiga oo adkaaday & Waalidka Gabadha oo sharuudo adag ku...

Aroosku waa xaflada loo dhigo midowga labo qof ku noqonayaan lamaane is-guursaday. Waxaa jira noocyo badan oo damaashaad iyo dabaaldeg ah oo la xidhiidha...
Laab

Nin la Tuhunsan yahay inuu Basaas u ahaa Al-Shabaab oo la xiray

Booliska la dagaallanka Argagixisada Dalka Kenya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen in lagu tuhamayo in uu ka midyahay amniyaadka xarakada Al-shabaab.
Odayaasha 1

RW Kheyre oo kulamo xasaasi ah ka wada Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Dhuusamareeb kulan kula qaatay odayaasha dhaqanka kasoo jeeda Ceeldheer,waxaana ay ka wada hadleen dardargelinta dhismaha Dowlad Goboleedka...