12.6 C
New York
Thursday, April 15, 2021

Lafta-gareen oo shir deg deg ah isugu yeeray Saraakiisha ciidamada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Amniga,Saraakiisha laamaha...

Akhirso:- Afarta digniin ee ugu culus ee dowladda Soomaaliya loo diray

Beesha caalamka ayaa dhaleeceysay go’aankii ay Golaha Shacabka Soomaaliya muddo labo sano ah ugu kordhiyeen dowladda Soomaaliya. Midowga Yurub, Mareykanka iyo UK ayaa ka digay...

Qarax ay dad rayid ah ku dhammaadeen oo ka dhacay inta u dhaxeyso Balcad...

Gaari Caasi ah ama Hoomeey, oo ay saarnaayeen dad shacab ah kana baxay Muqdisho kuna socday Magaalada  Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa miino kula...

Dhimasho: Baabuur Miino kula qaraxday inta u dhaxeyso Jowhar iyo Qalimow

Gaari Hoomeey ah oo dad Rakaab siday ayaa Miino kula qarxday inta u dhaxeyso Jowhar iyo Deegaanka Qalimow. Qaraxa ayaa sababay khasaaro isugu jira dhimasho...

Galmudug oo War kasoo saartay weerar Sarkaal & Askari lagu dhaawacay

Hawlgal Ciidamada Ilaalada xeebaha Galmudug ay  dhawaan ka sameeyeen xeebaha Badweynta Hindiya ee Galmudug ayaa sababay in doon weyn oo si sharcidarro ah uga...

Shir Deg deg ah oo Muqdisho Madasha Xisbiyada Qaran

Waxaa uu shir uga socdaa Hoteel ku yaal Magaalada Muqdisho Xubnaha Midowga Musharixiinta, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ee ku mideysan yihiin...

Muxuu Wasiir Fiqi ka Yiri Go’aamka uu qaatay Saadaq Joon?

Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo sidoo kale Mudane ka tirsan golaha shacabka, ayaa ka hadlay go’aankii uu shalay ku hor-istaagay...

Deegaano Ka Tirsan Gobolada Dalka Oo Maanta Aan Laga Soomin

Iyadoo Maanta ay tahay Maalinta Koowaad ee Bisha barakeysan ee Ramadaan oo Dunida Muslimka si wada jir ah looga wada sooman yahay ayaa deegaano...

Cunaqabateyn loogu Hanjabay Madaxda Dowladda Federaalka

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si adag u diiday muddo kororsiga ay sheegeen in uu sharci darro yahay uu uu ku kacay guddoonka Golaha Shacabka...

Puntland & Jubbaland oo cadeeyay mowqifkooda Muddo Kororsiga

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa siwyen uga soo horjeestay Go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka ay muddo kordhin ugu sameeyeen hay’adaha kala duwan ee dowladda Ferderaalka...