4.6 C
New York
Tuesday, March 2, 2021

Bannaanbax wax badan ka duwan kuwii la arki jiray oo hadda Muqdisho ka socda

Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxa ay martigelinaysaa bannaabax aan isaga oo kale waayadaan magaalada lagu arag, kaas oo loogu talogalay taageeridda dowladda Soomaaliya, iyo...

Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo Saakay xiran

Qaar ka mid ah Wadooyinka ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa Saaka xiran sida ay  Warbaahinta u sheegeen Qaar ka mid ah dadweynaha wadooyinka loo...

FIIRSO: 6 qof oo Ku Dhintay Weerar Ka Dhacay Magalada London

Weerarka ka dhacay bartamaha  magaalada London ee dalka Britian ayaa sababy dhimashada lix qufood halka 30 kale ay ku dhaawacmeen, sida police-ka London ay...

DHageyso: Wasiir yariisow:-“Beel hebel Laguma Beegsanayo Howlgalka Xasilinta Caasimadda

Wasiirka Warfaafinta XukuumaddaFedaraalka Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) oo wareysi gaar ah siiyay Tv-ga HCTV oo ka mid ah Warbaahinta maxaaliga ah ayaa...

Somali-land oo Shaacisay Hal Arin oo Aqoonsiga Loogu Diidan Yahay

Wasiirka arrimaha dibadda iyo xiriirka  caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, oo wareysi gaar ah siiyay Wargeyska The Gurdian  ayaa aqoonsi la’aanta...

Farmaajo oo berrito meel bannaan ah dadka kala hadli doona

Sida ay ilo warbaahineed ka soo xigteen dad ku dhaw madaxtooyada Soomaaliya, waxaa la filayaa in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu berrito khudbad toos...

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Abba Gedo ee degmada Dharkeenley ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax. Sida ay Warbaahinta u sheegeen dadka...

Akhriso: Warbixin laga diyaariyay 100-kii Maalmood ee ugu horeeyay ee Farmaajo

100-kii maalmood ee ugu horreysay ee uu talada dalka hayay, Madaxweyne Farmaajo wuxuu galay 10 safar, isagoo booqday 9 dal, wuxuuna dalka ka maqnaa...

AMISOM oo War Kasoo Saartay Weerar ka dhacay Saldhiga Kulbiyow

Taliska AMISOM ee Soomaliya ayaa war kasoo soo saaray weerarkii dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Kulbiyow...

Xog Laga Helaayo ‘Madaxda IGAD oo yeelanaya kulan deg deg ah

Madaxda Urur goboleedka ayaa kulan deg deg ah ku yeelanaya Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya 12-ka Bishaan sida uu shaaciyay Madaxa Urur Goboleedka...