0.9 C
New York
Wednesday, January 20, 2021

Ciidamada Xoogga oo dhaqdhaqaaq ka wada Shabellaha Hoose

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay Saakay dhaqdhaqaaqyo Xoog leh ay ka wadaan qeybo ka mida Gobolka Shabellaha Hoose. Degaanada Aw-dheegle iyo Janaale...

Dhowr qof oo loo soo qabtay weerarkii London

Booliska dalka Britain ayaa sheegaya in ciidamo dheeraad ah loo daadgureeyay qaybaha kala duwan ee London xilli ay socdaan baaritaannada weerarkii sabtidii dhacay ee...
Jeyte 620x330

Cali jeyte:-“Dhalinyaradii Lagu Qabtay Boosaaso Al-shabaab Ma Ahan

Maamulka Gobolka Hiiraan ee Hir-shabeelle ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Gaarigii lagu qariyay Waxyaabaha qarxa ee ka baxay magaalada Beledweyne islamarkaana lagu qabtay...

Dowladda Soomaliya Xiriirka Ma u Jari Doontaa Dowladda Qatar?,

Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa  gabi ahaanba xiriirkii dublamaasi u jaray dawladda Qadar iyaga oo ku eedeeyay in ay daganaansho...

Dalal Carbeed oo Xiriirka u jaray Dawladda Qadar Wax” Badan Ka Ogoow Sababta

Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xiriirkii dublamaasi u jaray dawladda Qadar iyaga oo ku eedeeyay in ay daganaansho la’aan ka...
Gaas3

Akhriso:-Isku Shaandhayn Lagu Sameeyay Maxkamadaha Ciidamada Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr C/wali Maxmed Cali (Gaas) ayaa isku shaandhayn ku sameeyay maxkamadaha ciidamada qalabka sida Puntland, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay guddoomiyaihii...
Bam

WAR DEG DEG AH: Hoyga Gudoomiyihii Degmada Hodan oo La Weeraray

Kooxo hubeysan ayaa xiligii afurka  ee caawa waxa ay bambo Gacmeed ku weerareen Guri uu degmada Hodan ee Gobolka banaadir ka dagan yahay Guddoomiyihii...
18882129 1430617576999455 2743033910964051467 N 1

Sawirro: Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne Xaaf oo Gaaray Cabud-waaq

Wafdi uu Hogaaminaayo madaxweynaha maamuka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa goordhaweyd  gaaray Degmada Cabud-waaq ee Gobolka Galgaduud. Xaaf ayaa safarkiisa waxaa ku wehlinaya Madaxweyne...

Diyaarad aan la aqoon oo farriin yaab leh geysay deegaannada Shabaab

Sida laga soo xigtay ilo-wareed ku sugan magaalada degmada Jilib ee gobalka Jubbada Dhexe, waxaa halkaas lagu arkay warqado ay ku qoran yihiin hadallo...

War Deg Deg Ah:Haween Ku Neef Qabatoomay Banaanbixii Farmaajo+Sawirro

Sida ay inoo xaqiijiyeen dad ku sugnaa Garoonka kubada Cagta Banaadir Stadium ee Degmada C/casiis Waxaa goordhaweyd  Isbitaalka Ummah la geeyay tobaneeyo Haween oo...