11.5 C
New York
Tuesday, December 1, 2020

Dowladdaha Hindiya iyo Soomaliya oo Isweedaarsanaya Maxaabiis Xukuman

Golaha wasiiradda dalka India ayaa meel mariyay heshiis ay la galeen dowladda Federaalka soomaaliya kaa oo ku aadan in dib loo soo celiyo maxaabiista...

SAWIRRO: Wasiiro Lagu dhaariyay Garowe

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo goobjoog ka haa saaka 07 June 2017 munaasibad lagu dhaarinayey qaar ka mida Wasiiradda cusub ee...

Banaanbax Rabshado wata oo ka dhacay inta u dhaxeeysa Lafoole iyo Carbiska

Banaanbaxan ayaa maanta wuxuu ka dhacay Inta u dhaxeysa Lafoole iyo Carbiska ee Gobalka Shabellaha hoose, waxayna dadka ka cabanayeen dil ay sheegeen inay...
Img 319e6f B808df 44d238 C931fa F150d5 149eb0

DEG DEG: Toogasho goordhow ka dhacday Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa goordhaweyd waxa ay Isgoyska Carwo Iidka ee degmada Howlwadaag ay ku toogteen askari ka tirsan Ciidamada Xasilinta Caasimadda Muqdisho, iyagoo sidoo...
Cali Gaab

Cali Gaab: oo awaamiir Adag Soo Saaray“Gaadiidleyda Kala Qaata Gawaarida Waxay La...

Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) Taliyaha Ciidamada ilaalada wadooyinka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegey in taliska taraafikada uu qabtay howlo wax ku ool...
Img 319e6f B808df 44d238 C931fa F150d5 149eb0

DEG DEG: Weerar lagu qaaday Xarunta Baarlamaanka Iiraan

Baarlamaanka dalka Iran, ayaa goor dhaw waxaa lagu qaaday weerar hubaysan sida ay soo tabinayaan Warbaahinta dalkaasi. Ugu yaraan Afar nin oo hubaysan ayaa weeraray...

Puntland oo raadineysa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Maxkamadda Darajadda  koowaad ee Degmadda gorawe ayaaa Amartay in Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya uu Maxkamadda hortago. Warqad uu ku sixiixanyahy Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda koowaad...

Farmaajo:-“Jubaland Codsigooda Waan U Fuliney”

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay Dhismo cusub oo heer Federaal ah oo ay Jubaland horaan u codsatay. Dhismahaan ayaa waxaa xafiisyo ka...
18922680 901016256705943 5213455186594071654 O 1024x683

Sawirro: Farmaajo oo Shacab Kula Shaaheeyay Bartamaha Kismaayo

Madaxweynaha dowladd Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu bartamaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose kula kulmay shacab...

Akhriso Qabiilkiisa:-Gudoomiye Hore oo Loo Magacaabay Xil Muhiim

Sida ay Sheegayaan wararka Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaliya Maxamed Abuukar Islow(Ducaale) ayaa Gudoomiyihii Hore ee Degmada Holwadaag Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) u magacaabay...