20.1 C
New York
Friday, May 29, 2020
Hirshabeelle 640x360 600x338

Hir-shabeelle Xog dheeriya oo laga Helaayo ‘Qarax Lala Eegtay Wasiiro

Wasiirka Warfaafinta Maamul Goboleedka Hirshabelle Mahad Xasan Cismaan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulkaas ayaa ka hadlay qarax maanta lala eegtay...
Download

Aqriso Wareegto: C/fitaax Shaaweeye oo loo Magacaabay Xil Culus

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa waxaa lagu Magacaabay Kuxigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya,waxaana loo Magacaabay...

Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha oo u kuur galey howlaha shaqo ee Dekedda Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha XFD Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Dekedda Muqdisho, waxaana ku soo dhaweeyey Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka...
Logo Of Igad

IGAD oo aqbashay inay ka qeybqaadato dib u heshisiinta Galmudug iyo Ahlu Sunna

Ururka dowliga ahayn ee IGAD oo ay ku mideysan yihiin dowladaha bariga Afrika ayaa aqbalay codsi uga yimid dowlada federalka kaasoo ahaa inay ka...
Img 319e6f B808df 44d238 C931fa F150d5 149eb0

DEG DEG: Wasiir Ka Tirsan Hir-shabeelle oo Qarax Lala Eegtay

Wararka naga soo gaaraya Duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku waramaay in qarax miino uu dhulka la galiyay in lala eegtay...

Sawirro:-Xarunta Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland Oo Xariga Laga Jaray

Madaxweynaha Maamul  gobolleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii hore xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland, kaas...
Unnamed

Sawirro:-Dowladda Soomaaliya Oo Aqoonsiga Dowladnimo Ee Internetka Heleyso

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa ku dhawaaqday in si rasmi ah loo billaabay adeegyadii astaanta internet-ka ee qaranka Soomaaliyeed (dotSO) ee loogu talogalay...
18892995 1444014618970832 5334730851848677792 N

Sawirro: Ciidamo Ka Socda Dalka Brundi oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Dowlada dalka Brundi ayaa u soo dirtay dalka soomaaliya cutub dagaal oo cusub  kuwaa oo ka tirsan   Ciidanka  Difaaca Qaranka ee Burundi kana mid...

Shirkadda Turkish Ariline oo Maanta ka soo degi weysay Garoonka Aadan Cadde

Saraakiil Ka tirsan Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa Warbaahinta waxaa ay u sheegeen in  Maanta Labo Diyaaradood oo  Ay leedahay Turkisha Arline Ay...
18881778 1743452715681370 6353891531786753308 N

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa gaaray garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo. Safarkaan madaxweynaha oo ah midkii...