Faahfaahin ku saabsan Laba nin oo lagu gowracay duleedka Afgooye
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya fal naxdin oo labo nin lagu gowracay oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.
Sida...
Akhriso: Xogta Ciise Tarabuun oo Dhammeystiran & siday DF ugu Xadgudubtay
Warbaahinta qaar ayaa u dhaba gashay baaritaan qoto dheer oo lagu sameeyay tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay Booliiska Kenya ka digeyn qatarta...
SAWIRO:-Wasiirka Gargaarka oo Shir ka furay Magaalada Muqdisho
Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta furay kulan wada-tashi ah oo looga hadlayo sidii hay’adaha aan dowliga ahayn...
“Al-Shabaab waxa ay qorsheynayaan Weerar ka halis badan 11 September 2001-dii” New York Times.
Qoraal dheer oo lagu daabacay Wargeyska New York Times ee kasoo baxa Mareykanka ayaa lagu soo bandhigay Khatarta Al-Shabaab ee Mareykanka iyo danihiisa Bariga...
Wasiir Ugaas Xasan”Ma ahan wax la aqbali karo in xilli habeen ah qof carruurtiisa...
Habeen ka hor ayaa ciidamo ka tirsan kuwa Kumaandoosta ee fariisinka ku leh Saldhiga Balli-doogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay degmada Walaweyn ku...
Fiqi oo ka hadlay Sababta uu ku doortay Wasiirka Amniga Galmudug
Wasiirka Amniga Galmudug Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa War Saxaafeed kasoo saaray sababtii keentay in uu noqdo Wasiirka Amniga Galmudug, xilli uu ahaa Xildhibaan...
DHAGEYSO: DF iyo maamulka Jubbaland oo Heshiiyay
Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu dhammaaday khilaafkii ka dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.
Inkastoo Dowladda...
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Kenya oo is dilay ka dib markii uu toogtay Haweeney...
Taliye
Sare oo ka tirsan booliska deegaan lagu Magacaabo Likoni oo hoostaga Magalada
Mombasa ayaa is dilay, kadib markii uu toogasho ku dilay Haweeney...
Afar Waxyaabood Oo Sababa Musuq Maasuqa (CORRUPTION)
In kastoo musuqmaasuqa (corruption) yahay wax aad u xun, dhibaatana ku ah noloshada dadka kale. Hadane In ka badan $ 1 trillion oo dolar...
Caqabadaha haysta labada guddi ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare ROOBLE
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalmo ka hor shaaciyay liiska guddiga farsamada ee doorashooyinka qaranka iyo guddiga xalinta khilaafaadka ee doorashooyinka Soomaaliya.
Guddigaan...