21.9 C
New York
Saturday, August 8, 2020
War Deg Deg Ah314411 1

DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay Muqdisho.

Juga qarax xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay qeyb kamid ah Degmada Yaaqshiid, waxaana kasoo...

“Raadinta Doorasho Dadweyne kama dhigna in waqti kororsi la rabo” Xildhibaan Run-Sheeg.

Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise Run-sheeg oo katirsan Golaha Shacabka BFS oo la hadlay Warbaahinta Dowladda waxa uu beeniyay jiritaanka wararka sheegaya in Xildhibaannada ay...

Maxaa looga hadlaya kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka?

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in maanta ay yeeshaan kulan, kaasoo ka dhici doonto xarunta Golaha Shacabka Muqdisho. Kulankaan ayaa ah Mid walaac badan...

DEG DEG: Warqada Furan ee FAROOLE & JURILE & Xogta Xasaasiga ah ee Magacaabisra...

Dadka ayaa si aad ah ugu dheg-taagaya magacaabista R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo laga sugayo Madaxweyne Farmaajo, waxaana jira warar la isla dhexmarayo oo...

XOG: FARMAAJO & Imaanka Beesha Mudulood oo kulan lagu kala kacay ku yeeshay Muqdisho

Madaxtooyada Soomaaliya xalay waxaa kulan lagu kala kacay ku yeeshay madaxweyne Farmaajo iyo Imaanka Beesha Mudulood Imaam Maxamed Yuusuf, waxaana kulanka xooggiisa uu daarnaa...

CC Shakuur oo Xoojiyay go’aan ka dhan Villa Somalia oo ka soo baxay mid...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu eedeeyay inuu ka baxay balamihii uu umadda Soomaaliyeed ka qaaday gaar ahaan xilligii uu ku jiray ololihii...

Algeria oo sii wada ku digashada Soomaaliya xilli DF ay ka aamusan tahay

Ciidamadda difaaca Aljeeriya ayaa Khamiistii waxay si furan kaga digeen hadii qabaa'ilka Liibiya la hubeeyo inta uu waddankaas wajahayo colaadaha hubeysan uu isku bedeli...

SAWIRRO: Danab oo fariisin ka dhigatay deegaan marin u ahaa Shabaab

Xoogaga Kumaandooska Danab ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xilligan fariisin ka sameystay Deegaanka Birta Dheer ee Gobolka Jubbada Hoose. Birta Dheer waxay 60km...

Casharka ugu weyn ee laga bartay xil ka qaadistii Kheyre

Ugu horreyn, waxaan qabaa in RW Xassan Cali Kheyre uu mas’uuliyad ballaaran ku leeyahay xadgudubyada iyo dib u dhaca 3 sano iyo 1/2 la...

Weerar lagu qaaday guriga Sarkaal ka tirsan NISA

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in xalay weerar loo adeegsaday bambo gacmeed lagu qaaday guriga uu...