29 C
New York
Thursday, July 2, 2020

XOG: Xildhibaano loogu Hanjabay ineysan Kuraasta ku soo laaban doonin haddii aysan ka Jawaabin...

Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegeysa in laba kamid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka ay Xildhibaanada laga soo doortay degaanada ay maamulaan ugu...

Faah Faahin:-Koox Hubeysan Oo Dil Ka Fulisay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa saacadihii lasoo dhaafay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Taliska Ciidanka Dowladda Federaalka waxaa ay ku dileen gudaha Degmada Dharkeenley ee...

Faah faahin: Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa waxaa la sheegay inay Maanta Isgoyska Bakaaraha ee degmada howl-wadaag ee gobolkan Banaadir ku dileen Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliya. Goobjoogayaal...

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah ay kulan ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho,kaas...

DF oo magdhaw lacageed ka dooneysa xubin ka tirsan shaqaalaha Villa Somalia

Warqad kasoo baxday guddiga shaqaalaha rayidka ah ee dowladda, isla markaana lagu socodsiiyay xaasiifyada hantidhowrka, xisaabiyaha guud iyo wasaaradda maaliyadda, ayaa magdhaw lacageed looga...
Deg Deg

DEG DEG: Qarax Xooggan oo goordhow ka dhacay Muqdisho

War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Qarax Xooggan laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana soo baxaya warar kala duwan...

Xog ku saabsan wadahadalo hoose oo ka socda Madaxtooyada Soomaaliya

Warar aan helnay ayaa xaqiijinaya in Madaxweyne Farmaajo uu wadahadallo albaabada u xiran uu kula jiro gudoonka labada aqalka ee xeer-dejinta waddanka. Kulamada soconaya ayaa...

DEG DEG: Ilhan Cumar oo Guul kale gaartay & Sarkaal Sirdoon oo la raadinayo

Ilhan Cumar ayaa saacado ka hor ku guulaysatay wareegga koobaad ee codbixinta isreereebka uu xisbigeeda ku xulanayo musharraxa degmada 5-aad ee kursiga ay hadda...

Al-shabaab oo Guddi u Magacaabay La Socodka Xaaladaha Coronavirus.

Bayaan kasoo baxay Hogaanka Al-shabaab oo lagu baahiyay warbaahintooda ayaa lagu Magacaabay guddi ka kooban todobo xubnood, kuwaa oo isugu jira Masuuliyiin, Culimo iyo...

Wasiirka amniga & Generaal Odawaa oo ku baxay dagaalkii degmada Wadajir

Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow iyo taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo tagay degmada Wadajir ayaa dhexgalay xiisad dagaal oo halkaas...