Cabdullaahi Mohamed Cabdullaahi Geedi (Shadoor) oo ku guuleystay Musharaxnimada GOTEBORG SWEDEN

0

Cabdullaahi Mohamed Cabdullaahi Geedi (Shadoor) Waxaa uu ku guuleystay musharax nimada golaha deeganka magaalada Göteborg ee dalka Sweden.

Waxaan ahay qofka kaliya ee u sharxan Golaha deeganka oo Somali ah.

Xisbiga aan ka tirsanahay waxaa la dhahaa Miljöpartiet ama  Xisbiga cagaarka.

Waxaa uu xisbiga ka tirsanaa 7 sano oo uu kasoo qabtay xilaal kala duwan

Cabdullaahi Waxaa uu tagay Europa parlamentet oo aan week kasoo shaqeeyay Waxaan aas aasay urur dhalinyarada qaxootiga ah ku midey SAN yihiin oo la yiraahdo Sverige ensamkommande ungdomar

Kaalinta  Cabdullhi hoos ka fiir waa qofka 14AAD

Cab
Cab

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply