SAWIRRO: DF ah oo la wareegtay Ciidankii Ahlu Sunna?

0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo,madaxa Golaha wasiirrada Galmudug iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta booqday xerada 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee duleedka Magaalada Dhuusamareeb.

Ciidanka ku jira Xereda 21aad waxaa ay hoostagaan Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca waxaana la filayaa in lagu daro Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Jen. Gorod ayaa sheegay in Ciidamadan ay la wareegtay Dowladda Soomaaliya islamarkaana ay mushaarka iyo tasiilaadkooda kaleba bixin doonto dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo oo isna goobta hadlay ayaa sheegay in Ciidamadan ay ka mid noqon doonaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya,sidoo kalena dib u dhis lagu sameynayo Xerada Ciidamada Xoogga Dalka ee 21aad.

26239702 1278304995633816 534129850801202979 N
26239702 1278304995633816 534129850801202979 N
26734052 1278305838967065 4675869760133565306 N
26734052 1278305838967065 4675869760133565306 N
26734483 1278303618967287 5337312502513400250 N
26734483 1278303618967287 5337312502513400250 N
26804635 1278305545633761 5116304778594681907 N
26804635 1278305545633761 5116304778594681907 N
26804997 1278305622300420 2358718004112953497 N
26804997 1278305622300420 2358718004112953497 N
26814773 1278305972300385 7417075393672213184 N
26814773 1278305972300385 7417075393672213184 N
26904231 1278305165633799 8207042201865096781 N
26904231 1278305165633799 8207042201865096781 N
26904702 1278305918967057 7430059791930343801 N
26904702 1278305918967057 7430059791930343801 N
Y3 620x330
Y3 620×330

You might also like More from author

Leave A Reply