Shirka Dib U Heshiisiinta Galmudug Oo Maanta Dhuusa Mareeb Ka Furmaya

0

shirka midnimada galmudug ayaa saakay ka furmi doonaa dhuusamareeb

dhamaan shirka saakay furmaya waxaa goob-joog ah madaxda maamul goboleedyada

markii laga reebo madaxweynaha jubaland oo isaga ka cudurdaartay

saakay amniga dhuusamareeb aad ayaa loo adkeeyay ciidamada amniga sugaya waxaa qeyb ka ah ciidamada hiil walaal

ugu danbeyn saakay ayaa la filayaa qilaafkii hareeyay galmudug in saakay halkaas lagu macsalaameeyo.

Shirkan wax walba oo kasoo baxa waa masiirka berito ee maamulka Galmudug.

You might also like More from author

Leave A Reply