DEG DEG:- Dab Xooggan Oo Ka Kacay Xarun Barakac Oo Kaabiga Ku Heysa Villa Somalia

0

dab ayaa ka kacay xerada barakacayaasha ee Sayidka oo ku taalla agagaarka taalladii hore ee Sayidka magaalada Muqdisho.

goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in ay arkeen qiiqa dabka oo cirka isku shareeray iyo dad badan oo kasoo cararraya goobta uu dabka qabsaday.

gawaarida dabka baqtiiya ayaa goobta gaaray, waxaana hadda soconaya gurmad dab damin ah.

Waa mid kamid ah xarumaha barakacayaasha kuwooda ugu badan ee ku yaalla gudaha magaaalada.

Wixii warar ah oo kusoo kordha dib ayaan idinkala soo socodsiin doonnaa inshallah.

You might also like More from author

Leave A Reply