Madaxweyne Waare oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb?

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxa Xukuumadda Galmudug  Sheekh Shaakir.

Madaxweynayaasha kale ee dowlad goboleedyadda ayaa sidoo kale kusoo wajahan Magaalada Dhuusamareeb.

Waxa ay ka qeyb galayaan dhameystirka Heshiiska maamulada Galmudug iyo Ahulusunna.

 

You might also like More from author

Leave A Reply