DAAWO:- Alshabaab Oo Soo Bandhigay Film Laga Diyaariyay Weerarkii Ceel Cadde

0

Kooxda borobbagaandada u qaabbilsan Shabaab ee Al Kataa’ib ayaa soo saartay film ay ka diyaariyeen dagaalkii ay ku qaadeen deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Jubbada Dhexe.
Film ka ayaa ah mid lagu buun buuninayo weerarkaas, ha yeeshee wuxuu u badan yahay muuqaallo deegaankaas iyo sidoo kale codadka askar kamid ah kuwii lagu qabtay halkaas.
Haddaba Linkiga hoose ka daawo Filmkaas buun buuninta iyo borobbagaandada ah.

You might also like More from author

Leave A Reply